VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylku qaran ka wayn - Lyrics

jacaylku qaraar ka weyn qisaas ku diri karo quweys iyo qolo qolo qabiil gaar gaari ma leh halkaad ku qorontahay la qarin wayaa qalbiga hanatay la qaadan waa qoorsiga ma fiicne qooransi daayo ilintayda qubanaysa ila qaybso nolol wanaag ruux iyo maal qasri iyo dahab qalbibaa ka roon qalbi saafiya qaarada ilaahsho aan ku qubinoo qabriga nolol lagu qaata
Queue is empty
-- / --