Heesta Laba aan gurin - Lyrics
lamaano gudboono
is gacalsaday
lamaano gudboono
is gacan qabtay
iskooga guushana hantiyay
gariweeyo sacdiyoo dheh
geesiba dhalay ma xamar dheh
laba gobo weeyo is guursaday
goolkoogi dhaliyay maanta
libdiyo ciyaartiyo
galbiskoodi weeyo
amaantiyo geeraarka
ayagaa gaar u helay
hoobey
laba aan go inoo
aanan gurin
geesiyaal dhalayo
aanan gurin
gacal iyo xigta oo
aanan gurin
gambiskii dhacayo oo
aanan gurin
guulo ka yeel oo
aanan gurin