VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nimca geenyo - Lyrics

hablo gidigood geenyo maahe mid guduudan oona gaabnayn dhabtii gariyo geel u dheerayn geenaydu waa gadi nimcaa mid gashaantiyo guud ahaan qurux GUULE siiyoo waa gob rooniyo geenyadu waa gadii nimcaa mid garashiyo caqli gaamuray gaar u qaadatoo taan gacloodiyo geenyo waa tee geenyadu waa gadii nimcaa dumar gabigood gaari maahee guud haldhaalay timo garab raac gaari dhabarkiyo gadaal uga dagay goortaad eegtana indho gacalsiga taan gacloodiyo geenyadiyo geenyadu waa gadii nimcaa midaan gacalkiyo gooni me gafna laga baran taan gacloodiyo geenyadu waa gadii nimco
Queue is empty
-- / --