VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan gariiray - Lyrics

waxaan gacal saday gabadh sidanoo geenya quruxdii aan la gees marin gaari weeyoo loo wada gortamay boqol geela iyo lagu goobi jiray gariiray waan gariiray gariiray eegmadeda gabi caashaqbaan godladay ka goostay darteeda waxaan garadsaday inantaan goobayo guri ceel janaba gurigeedu yahay gacalo weeyoo guulahaygu bilay qurux gaara iyo jidh lagu galaday
Queue is empty
-- / --