VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xilkas - Lyrics

xailkaas xididkii haweenka xidig dhacay la moodya xuurancayntii dunidaay xanaantii dumarkaay xalaal dhalad dhowrsaneey xinjiraha dhiigaygaay xaruntii wadnahaygaay xajiyoo ala xasili caashaqeena xulbaad tahay loo xiiso xuurancayn xalaala xubi xaqdhowr wacadkeena xaafid hadalkayga dhowrtaa xurmo badan naftaydaay xariirtan u nolaaye xogteeda kaydshaay codkaaga xabeebta lihi xiliyada habeenkii ruxayaan xaadiyo jirka xaliyo xasili caashaqeena xulbaa tahay loo xiiso xuuralcayn xalaala xubi xaqdhowr wacadkeena
Queue is empty
-- / --