VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aamina Amiisha - Lyrics

akhlaqda xishoodka asluubta adeeca dulqaadka iimaanka aadmigu kama sina aqonta arxanka dadnimiyo abuurtaada afkaygu ma koobo amaantaada illaah kugu saday aamina indhaha kaligaa ku eegta ilmana naxariis la ooya agtooda ka muuqo amiisha aamin amina amiisha ayaanka hubqaadka ilwaadka odhaahda runteeda abaarta ogaato dantayda astaysa udubkiyo aqalkiyo dhigtiisa oorida waligeed adkaysa ahoow samirkana ogaata indhaha kaligaa ku eegta ilmana naxariis la ooya agtooda ka muuqo amiishaay aamiina aamina amiisha
Queue is empty
-- / --