VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aan Maalno Jaceylka - Lyrics

Mariisho olali haysoo Mareerkiyo ubaxu muuuqdo Miraha ubaxaad sidaa Marwaa nafta loo huraayoo Martaa cuudka loogodlayee Mirbaa hoy laga galaaa Maankayga waxaa ku mudan Aan maalno jacaylka hoo Mugdigii aan ka soo baxnee Maxaan cidla kali hamiyayoo Muuqaaga riyo kugu arkaayoo Masalo jacayl aan dhib baraninee Munooy waxaa tahay murayadoo meelaan cidi joogin baaa Muuqaaga ka raadiyaa Maankayga waxaa ku mudan Aan maalno jacaylka hoo Mugdigii aan ka soo baxnee
Queue is empty
-- / --