VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aasiya - Lyrics

Waa guul jacayl laba gaadhayoo Hon is caashaqday gaafkoodiiyoo Oo guud ahaan gacaliyo xigaal Garab taaganyoo gidi lagu farxay Sacad geesiyo GUULOW Aasiya Guri lagu nastiyo ubadiyo gurbood Wiilal iyo gabdho le ugu gargaar adigu Waa laba gayaan asaagiyo gankood Isaga go'oo u gudboon cishqiga Oo geedigii sheekaday galeen Guur iyo aroos ku gunaanadee
Queue is empty
-- / --