VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aasiya - Lyrics

aasiyaay amaan wad istaahishaa aqoona rabibaa ku siiyay ugubna inan baad u tahay allaa ceeb kaa ilaashoo caqliga edab kuugu daray oo aasiyaay ku caleemo saaray aqal nimaad u joogoo ooridiisa noqotaa aayihiisu wacanaa aasiyaay aasaagaa waad usidataa iska idhana maayee sharafna ehel baad u tahay waxaad tahay indheer garad qoys waacani ababshoo oo aasiyaay dadku wada amaanen aqal nimaad u joogtoo oooridiisa noqotaa aayihiisu wacanaa
Queue is empty
-- / --