VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aayaha nafta - Lyrics

anoo oon kalgacal qaba aawadaa il daran awaaraa kiciyo uumi iyo klulayl aragtida indhuhuu ilmo daadiyaan ubaxaan in badan odoresee aan ilaaliyo ubad lagu farxiyo ayaaha naftaan kugu aaminee waligaa ogoow adiguna ogoow alayl dumay habeen arladoo ugdiya ilays soo bixiyo sida oogta waa iftiin nuurayoon ku ildoogsadaay aynigaa adaan kaa ishaartayoo iimaansadee ubad lagu farrxiyo aayaha naftaan kugu aamiee adiguna ogoow waligaa oggoow
Queue is empty
-- / --