alaalska baxayaa wa aroos
waa laba odoros jacayl
waa laba mabaqaaday guur
waa laba asluub
edab iyo xidhood
lagu dhalay akhlaaq
indhihii kalgacal
la ilmay jiraa
farad ololyee
waa ugub jacayl
iyo ubax dhigood
waa aqal jacayl iyo
udub dhigee

alaalaaskan baxayaa waa aroos
waa laba kalgacal unko
waa laba isu uur fayoow
waa laba aqoon
nasiib iyo ayaan
uga dhigay illaah
indhihii kalgacal
la ilmayn jiraa
farad ololayee
waa ugub jacayl
iyo ubax dhigii
waa aqal jacayl iyo
udub dhigii

Exit mobile version