VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Aloow gurigiina daaa Lyrics

inaad isku dookh tihiin
lammaane is doortayoo
wadaga dareen tihiin
ilaa xad is deeqayoo
is daawada aad tihiin
dutana laysugu xidhoo
tihiin danwadaag jacayl
dadka ka markhaatiyee
warkiinaan ku diirsadee
hadii aad dadab gasheen
damaashaad iyo ciyaar
dartiinbaa loo tumaye
alloow gurigiiia daa

inaad isu daacad tihiin
iinaad dad xariira ahoo
dun fiicana tihiin
daliilkeeda jiree
alloow sida ul iy diir
dhexdooda wax diiqada iyo
danqaaraba yaanay iman
awlaad ay daadahshaan
raxmaanoow deeq uusii
hadii aad dadab gasheen
damaashaad iyo ciyaar
dartiinbaa loo tumaye
alloow gurigiina daa

loading..
-- / --