VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alow ii rumay - Lyrics

raxmaanaw allaahayoow intii ku raacdee diintii rumaysee rasuulki adeecde aad ka raali tahay anigana i raaci diintaan ku raysane raffaadkii aan soo maray iga reeb allahayow rabitaanka noloshana raxmadaada igu sii rajo ii hagaagtiyo nolol raaxo taal guul baan dhisee alloow iii rumee rayskaa qaboobee indhahaygu raaceen u riyaaqay aniguye meel roob ku da,ay ii raaci khayrkoo alloow iigu roonoow alloow ii rumee rafaadkii aan soo maray iga reeb allaahyoow rabitaanka noloshana raxmadaad igu sii
Queue is empty
-- / --