VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aragaagu - Lyrics

Mayay oogta waabari Iimay ka muuqdiyo Ilo wada xareedaay Ubaxii kalgacalkee Qurux lagu amaaniyo Ashkir geenyo ugubeey Ashqaraarkii dunidaay Marwadii aqoontiyo Akhlaaqdana u dhalataay Abuurtaadu waa sharaf Aragaagu waa nolol Anshaxii islaamkiyo Aayahaagu waa nuur Indheer garadku waayaha Aasi Ka sii faalooyoo Arbe qalanjo loo daa Anbaqaadka noloshana Aadmigu sinaan waa Waxa uurku jecelyahay Afku waa iga xadayaa Sow astaamahaagiyo Aragaaga maan tabin
Queue is empty
-- / --