VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroos 1 hees cusub - Lyrics

habeen weeyi caamoo curatay barwaaqadu carfi gaara leedaha caruuskinu kawsaday idinkaa is calmaday isu kiin caruusnaye caafimaad ku waara ciil ha isu quudhina noqda laba caruuriyo cuud loogu deeqoo kala cabanin waligood calaf weeyi guurkuye haddba laba is cugataa cisi sharaf ku nooloo sidiinaa caloolsami cawio lagu nagaadiyo rays cagaha saaroo cimrigiinu khayr noqay ciil haysu quudhina noqda laba caruuriyo cuud loogu deeqoo kala cabanin waligood
Queue is empty
-- / --