VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Aroos mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mohamed Bk
Aroos

arooskii la sugaayaye
la saadaalinaayoow
xiliguu sugnaadoo
sabankuu u hagaagoo
sacab loo garaaciyo
farxad laga sinaade
saatiroow allahayow
adaa suura galiyee
cawo iyo sareediyo
saacidiyowacan iyo
ubad khayre kala sii

sanadadan kalgacalkii
labadooda saaqaa
wakhtigu u samaadoo
siduu yahay dhul roobliyo
saaciyo barwaaqaa
lagu wada sureeree
saatiroow allahayoow
adaa suuragaliyee
cawo iyo sareediyo
saacido wacaniyo
ubad khayrle kala sii

samadaa ducaa u furan
saacadaha ijaabada
sadku xay u noqtaa
hadaa sabadii lala rabay
samay loogu joojee
saatiroow allaahyowo
adaa suura galiyee
cawo iyo sareediyo
saacido wacaniyo
ubad khayr le kala sii

sidrigiyo laabtiyo
wax jacaylka lagu sido
halbawlaha wadnaha sudhan
haduu buu saldhigayoo
suuban oori noqotoo
ku dambeeyay saygeed
saatiroow allahayoow
adaa suurta galiye
cawo iyo sareediyo
saacido wacaniyo
ubad khayre kala sii

codkii Mohamed Bk, Sahra ilays