VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroos - Lyrics

adaan dumar kuu jecloo indhuuhu kugu doogsadaan inanu is guursaniyo aroos baan kula rabaa adaa dabka laygu shido macan iga damin karee dhamaan unugyada jidhkiyo dawee uuurkiyo qalbiga adaan kuu ildaranahee adaan sida ubad aan dhalay intaa uurka kugu hayaa adaan arorti kastaba inan arko doonayaa adaa oogta llaygu shiday maxamed iga damin karee dhamaan unugyada jidhkiyo dabiib uurkiyo qalbiga adaa i daweyn karee adaa urugada jacayl qalbiga ku abuurayoo adaa oontiyo biyaha hurdada uga go,ay darta adaa dabka laygu shiday macaan iga damin kare dhamaan unugyada jidhkiyo dawee uurkiyo qalbiga adaan ku ildaranahee
Queue is empty
-- / --