VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroos casiis - Lyrics

labadii cishiqiga barshada cabira cogashada kalgacal calmashada gaya usoo caano dhamay cisi sharaf gobeed ixtiraam ku culan is cabsiiyaybaa calafku ku simay caawa inay aqal galaan casiisbaan baryaa curad wiilal iyo gabdho ciidashiyo caruur eeba ay idinku caawiyoo caano iyo nabad caadilkay idin sii laba cudud mid iyo caqli wada jira iyo kalsoonida calool ku casuumaybaa cosob isla tegay cisha maalin qudha kuwa kala cadhoon isku camalsanoo cadawgood u maqal cimrigii noqdaa
Queue is empty
-- / --