VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroos sagal - Lyrics

dhabeel loo heelanyahay lamaane nolol wada dhistiyo labada loo dheelayow caruus loo wada dhanyoo qoyskaanu ku dhaadanoow kalgacalkiinaa dhaboobabay RAXMAAN ka ilaali dheeli dhabaad isu jeceshihiine RABOW yaydaan dhantaalmin dharaar weeyaan aduunkuye dhexdiina awlaad ka hela labada isu dhaartayee jacaylka is dhaafsadee tacabka u dhaqaaqayow hoybaad dhidibada u taagteen dhaliil iyo ceeb lahayn
Queue is empty
-- / --