VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baradii Jacaylka - Lyrics

sabankii barashadenu bilaabantaye kulanay halkaan caashaqa ku beernay bogiyo wadnaha isku siinay hadmaan soo booqanaa hadmaan baradii jacaylka halkii boholyaawga dhalisay badbadisay wada jirkeena bundada ubaxa soo dhignaa hadmaan baahuinaa warkeena usoo bandhignaa aduunka barbartaa jacaylka liita hadmaynu kaa baananaa hadmaan boganaa xusuusta budulkii waayha jacaylka sidii cantar binu shadaad baaqiisa dadka u dirnaa hadmaynu bayaaminaa bugcadii lagu aaasay iyoo bartii uu dhigay ceebla iyo baahiyaalkeedi kalgacal hadmaynu barnaa naflaha hadmaan baahiinaa warkeena usoo bandhignaa aduunka barbaarta jacaylka lliiita hadmaynu ka baananaa hadmaan bulashada jacaylka xogti badankiisa taalay buugaag ku qornaa xasuusa boodhari io waayihiisa hadmaan ku baraarugnaa hadmaynu tagnaa barbara bartiii ilmadiisu qoysay hadmaan binadii jacaylkii bulooy soo dhagax dhignaa hadmaan baahinaa warkeena usoo bandhignaa aduunka barbaarta jcaylka liita hadmaynu ka baananaa hadmaan baanihii jacaylka intuu buro qays burqaanayay intuu barkanaa dhibkiisa intuu baaxaa dagayay hadmaan bigilka u tunaa tabasha beerkaaga taala inaan daymadu bogsiinin bidhaani dawayn jacaylka hadmaan bulsada u dhignaa hadmaan baahina warkeena usoo bandhignaa aduunka barbaarta jacaylka liita hadmaynuu ka baananaa
Queue is empty
-- / --