Heesta Been Go’Lagudaday - Lyrics
Go'ay caashaqa kaligaa
Ku galay. Qof kula galay
Axdi misane gabay
Anna way iga go'antahay
Iyaduna gurmooyday
Qalbigii sad gooyoo
Gurmad caashaq may noqon
Caashaq guyaaliyo
Waa goof dhankeedoo
Iyo bishmaha guudkoo
Iyo been go'lagudaday
Garna, weli kamaan helin
Waxaan guudka saarta
Eed aan weli galin
Waana raali galiyaa
Bal inaan lakala go'in
Inakstooy gaf badantahay
Hadakeedu go'danyahay
Meel ug'ooyo daranyahay
Gudashana ubadanyahy
Ma jiraan waxaan galay
Ee waa ha igu garan
Ka daldalo xaqiiqda
Jaceylkii goobood galay
Ilayn waa gumaysiyee
Waxaan Nin gacan galay
oo cadaawo loo dhigay