Heesta Berbera - Lyrics
barbaraay waxaa tahay
barta laysku jaarjee
caalamkuba bidhaansado
bili waxaad u leedahay
eirporka bilaniyo
mawjadaha butaaciyo
beertii jacaylke
boodhari ku aasnaa
soomaliland dhamaanteed
tii soo binaysee
bilicdana u yesshee
afrika ba badhkeed
barafbaai ciilaye
hadii aan haday bixin
waan ku beeegsan doona
anoo biyo ah baan
bartankaa igalisoo
waan kusoo barbaaree
boqorkaa nimceeyoo
waa baladu khayr
somaliland dhamaanteed
tii soo binaysee
bilicdana u yeeshee
afrikaba badhkeeda