VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bilada Quruxda - Lyrics

bayaan uma arag bidhaanta ishoo dushaan ka barto dhagtaa bogotee adaa ku barbaaray bayd wacan sahraay amarka boqorkiyo buuxiya faralka burjiga dadnimaad] ku bisheedabtoo basarka dumarkaad bilicda dheertay dadaalka ku baano baylahda noloshoo wakhtiga badankiisa baxnaano rajee libintana beegsoo badhaadhe ku waaar afkiy bishmahaa runtay bartayoo bariida qudhaad dabciga u bogtaa xidigta baladkee horjag baxsanleey sidii budhcad subag basaasta u tirtaay bilada quruxdee indhuhu bixiyaan dadkaa boqol jeer u siiyay badheedh dadaalka ku baano baylahda noloshoo libtana beegsoo badhaadhe ku waar ibintana beegsoo barwaaqo ku waar
Queue is empty
-- / --