VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Biyo dahab - Lyrics

sidii biyo dahab bildhaan quruxeey baryahanoo dhan waan ku baafinayee bagaa caawa la isku soo baxay xamdaay intaan u badhaadhayeen baqayee baxasanow aragaaga waan u bukee bilkhayr waaba la isku soo baxay bk waa la isu soo baxay indhihii kuu basaasaybaa bogsadee naftii baholyawday baahi baxdee bilaneey farxad ii bushaaree xamdaay farxad ii bushaaree beerkiyo wadnihii balbali jirayee ka baanoo jacayl dhibkuu badayoo maxaa inoo balana bal ii qabo maxamadow balan bal ii qabo bil iyo bilo iyo sanad kuma bixnaanin karee baraan kaa maqnaan hadaan u batee bandhiga farxadeena biliga leh bahdoo dhan ugu bushaaree jacaylkii ka beermay barashadee mar hore biyo dhigay wadnaha bidixee sowkan baryo samo la soo baxay xamdaay sawkani baryo samo la soo baxay ayaan barakaysanbuu la bishee bartaan rabayeen u baahnaa sowkaa burjigiisu beegsaday bk burjigiisu beegsaday baxsaneey bidixda iyo midigta mar walba isu baahanbaynu nee hankan ku boqraday ha baylihin xamdaay ku boqraday ha baylihin ma baydh baydho beena ma aqaane aniga barbarkayga ha u baqane bilaahi calayk murtida bogo maxamadow walaal murtida bogo
Queue is empty
-- / --