walaalo bahoobay iyo
barbaarta markaan ahayn
adaa bilawgii jacayl
laabtayda ku beerayooo
bilaash uma heesayee
bastay baan ahay kalgacalka
badbaado allaa hayee
baxnaaani naftaydanoo
maraad soo booqataba
ha baylihin wada jirkee

adaan kuu baahanoo
bogayga wali ku taba
hadaad iga baaqatana
dareen igu sii bataa
wadnaha ku butaacayoo
balaadhiya nabaradee
badbaada alla haye
baxnaani naftaydanoo
maraad soo booqataba
ha baylihin wada jirkee

Exit mobile version