VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa - Lyrics

dhafar iyo jacayl cilnibaa u dhintoo cagafbaa dhabtii ku dhawaaday halistee dheel lagu cayaariyo hadaad mooday dhalanteed dhagar qabaha weeyaan aadmiga dhameeyee dhagahyga maqalkiyo dhaayaahaan wax ku arkiyo dhiigaygiyeey caashaqa ha dhiibin ha dhaawicin wadnaha ee hawsha ila dhamee kii dhaba jacayl waa loo dhinta ruuxuu dhaawaco dhakhso uma kacaayee siduu ii dhufsaday ani haduu kuu dhex dagi laa ama kugu ma dhaafaanne waan kula dhadhamin laa dhagahayga maqalkiyo dhaayahaan wax ku arkiyo dhiigeygiyeey cashaqa ha dhibine ha dhaawicin wadnaha ee hawsha ila dhamee
Queue is empty
-- / --