VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cafis - Lyrics

Calcayada. Xareediyo Cosobkii nugaalee Sanga caarka. Daaqiyo Lugu mood cad ceediyo Dayixiyo cirjiidhoo Ku caweeyay nuurkii Inkastoon ku caashaqay Calafaa inakala hiigsee Anigoon calooshiyo Cindiga kuugu qaban Cafis baynu kala nahay Calool yowga lahan shada Cabashada umaan. Dhalan Calaf kuna jacaylkii Car idhaaf haduu yidhi Cilad kaaga maan tagin Colaadaadu IMA galin Cirka sare waxa. Jira la iskuma canaantee Inkas toon kucaashaqay Calaf baa ina kala hiilshe Anigoon caloo shiyo Cindigayga kugu qaban Cafis baynu kala nahay
Queue is empty
-- / --