Calcayada. Xareediyo
Cosobkii nugaalee
Sanga caarka. Daaqiyo
Lugu mood cad ceediyo
Dayixiyo cirjiidhoo
Ku caweeyay nuurkii
Inkastoon ku caashaqay
Calafaa inakala hiigsee
Anigoon calooshiyo
Cindiga kuugu qaban
Cafis baynu kala nahay

Calool yowga lahan shada
Cabashada umaan. Dhalan
Calaf kuna jacaylkii
Car idhaaf haduu yidhi
Cilad kaaga maan tagin
Colaadaadu IMA galin
Cirka sare waxa. Jira la iskuma canaantee
Inkas toon kucaashaqay
Calaf baa ina kala hiilshe
Anigoon caloo shiyo
Cindigayga kugu qaban
Cafis baynu kala nahay

Exit mobile version