VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calaf - Lyrics

Cidla kaagama tagin Kugumana ciyaarinee Calafkaa sidaa yiri Inakala cidleeyee Carabka iyo ilkuhu Wax '?? Carshigaa wax ugu qoran Waxba ha icalaameen Ha igu qaban calooshee Caadilkaa ku kaalmeen Cashaday ahaataba Calafkaaga waa heli Kuma badin cidhiidhiyo Calmashada ma diidinee Nasiibkaa cidleeyo Waydeeyay caashaqa Cagta meesha saartiyo Cunaha waxa kuu mara Calafkaa xukumayee Waxba ha icalaameen Ha igu qaban calooshee Caadilkaa ku kaalmeen Cashaday ahaataba Calafkaaga waa heli
Queue is empty
-- / --