VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cawo - Lyrics

Calafkoo iskeen bado Ceesh laygu kaa daro Cosob iyo dhul baadlaan Cagahaaga dhigi lahaa Cisi iyo wanaag baan Kugu caawin lahaayo Cilmi baan ku bari lahaa Caashaqu waxuu yahay Ma ciyaree dhugo Sidaad igu culustiyo Inaan wada cabeenaa Sidee ii cajabin lahayd Wajigaagag ciil iyo Cadho kuma abuureen Hadalaad ka cabatiyo Cawooy kuma idhaahdeen Talo maan canaadeen Caqligaaga keenoo Kumaan caasiyeen abid Hadaad qaado calankee Ma ciyaree dhugo Sidaad igu culustiyo Inaan wada cabeenaa Sidee ii cajabin lahayd.
Queue is empty
-- / --