VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ceeblaa - Lyrics

kugu qoraay cindiga kali kugu sooray caashaqa kuu culay hankaygoo nafta kugu casuumee kow dhe cadceedii timaadiyo casha noolba aadmiga ciladaha kalgacal laba dhe casharbay baraayaan carshiga waxa kuugu qoran kuugu yaal cid kale lama siinayee waxba ha is caloolyayn cisibaan ku raacshee sadex dhe cakuye waa caadadiiye nasiibku inaanu celin wuxuu calaf kuu qoree cishqiga cafiyoo ilow baayo ceeblaay caashaqu waa ciqaabe ha igu caayin
Queue is empty
-- / --