VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daacad - Lyrics

ruuxii damiirlee dabcigiisu nool yee dadnimada yaqaanaa dawgu kama habaabo dawlad iyo bulshiyo qof kay doontaba ha noqote doqonbaa abaal gadan intay dunida nooshee waxaan kula dardaamee dabaday jirena faray dadka qofkii wax kuu tara daacad kuugu hagar baxa kaga doona meel adag kaga doona meel adag wuxuu galay wax doorsada si ka diiran ugu celi haduu diiday waayuhu noco qof ku dayn baxa dibnihiyo afkiisoo duco ugu abaal guda xadiis dayma dheer baa dulucdiisa kala baxayy dar illaahay labadii ku dawaystay nloshe duniday isku aaminay maalintay u darantaa lo dalaalimeeyaa dugsiyada raxmaankoo waxaan kula dardaarmee dabaday jirena daray dadka qofki wax kuu tara daacad kuugu hagar baxa kaaga doonay meel adag wuxuu galay wax doorsada si ka diiran ugu celi haduu diiday waayuhu noqo qof ku dayn baxa dibnihiyo afkiisoo duco ugu abaal guda
Queue is empty
-- / --