ruuxii damiirlee
dabcigiisu nool yee
dadnimada yaqaanaa
dawgu kama habaabo
dawlad iyo bulshiyo qof
kay doontaba ha noqote
doqonbaa abaal gadan
intay dunida nooshee
waxaan kula dardaamee
dabaday jirena faray
dadka qofkii wax kuu tara
daacad kuugu hagar baxa
kaga doona meel adag
kaga doona meel adag
wuxuu galay wax doorsada
si ka diiran ugu celi
haduu diiday waayuhu
noco qof ku dayn baxa
dibnihiyo afkiisoo
duco ugu abaal guda

xadiis dayma dheer baa
dulucdiisa kala baxayy
dar illaahay labadii
ku dawaystay nloshe
duniday isku aaminay
maalintay u darantaa
lo dalaalimeeyaa
dugsiyada raxmaankoo
waxaan kula dardaarmee
dabaday jirena daray
dadka qofki wax kuu tara
daacad kuugu hagar baxa
kaaga doonay meel adag
wuxuu galay wax doorsada
si ka diiran ugu celi
haduu diiday waayuhu
noqo qof ku dayn baxa
dibnihiyo afkiisoo
duco ugu abaal guda

Exit mobile version