VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daacad - Lyrics

Qofbaad kaligii dadkaba Adigu daacad aad utahay Intaa udadaalaysoo Daryeelkiisiyo naftaba Siduu udul mari lahaa Da'dii udhaafi layd Hawliyo ugu daashay ficil Intaa isguna diliyo Xadhkiyo dabin laabyoo Ku maqan dibin daabyadaa Muxuu caqli durugsaniyo Damiir raganimo ifaray Kusii dar wanaaga oo Udiid dayac iyo xumaan Dadaalka jacayl xumaa Muxuu daba joog intaa Dulqaad samir igu yidhoo Duruusaha nacas ibaray Dantiisa qofaan aqoon Udhimo doqon waa kadeed Waatii dabka lala rabee Iyada lala damacsanaa Waliba doontay xaabadii
Queue is empty
-- / --