VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daacad uun ahaw - Lyrics

duruufuhu way dhacaan waqtigu waa is daba maraa adoo daranyaysan sharaf ku dhimo magac iyo dadnimo ha durin ruuxnaba bulshada qof dagan ha ka dagin marnaba dadaal nin ku dheer ha qarin dantaadana gaadh ka hay deeqaha RABIBAA baxsheee ta kalena DAAIMKAA u daa qof diidan hormarkaa xaasidku waa darajadaa adiga daacaaduun adigu daacaduun adigu daacaduun ahaw qalbiga la iskama dunshee kashaada ha barin duliga adoo dilanbaa afkiyo dibnaha qosol lagu khasbaa dulqaadka adoon ka tagin marbaa dirir laga xigaa cagaha inuu kula dul maro dhigaa kugu dayo xumaan
Queue is empty
-- / --