VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhagaxbuur - Lyrics

rugtii dhaqankiyo rugtii dhaantada dhambaal iyo hees amaan ku dhigee ha dheeliyinee dhisnoow fiiqeey inay dhagax buur dhul gobeed tahay anon dhaaya saarin dhantaan ka maqlee shabeele dhulkay nimcada dheertahay shiniiliyo kala dheer abaaro dhacoo dhibicu kama qaado dharaar kaliyee caanaha maka dhamay xoolihii ku dhaqnaa barwaaqo dhulkii illaah dhigayee bartii lagu dhaqay kuwaan dhalshiyo kolay dhaqan tahay ii xigay dhiiga i xigay alloow dhibaato waxyeesha ka dhawr jigjiga dhab ahaan wataa dhisantee ruuxii ku dhaqmiyo ruuxii ku dhashaa nasiibka wax dheer dhamaan nolaha liibaan dhagaxiyo dhadhaabaha ifayoo markaad dheehataab a dhabtii dahaboo macdan ta laysku dhaafaa dhulkaa ku jirtee ddsi taariikh dhigan bay wardheer dhaxashoo llugtaa darabkii ku dhaashatayoo wabiyo dhawraa dhex qaada dhaafee dhiilkii nimcadaa qoraxay ku dhanoo dhexdeeda shidaal allaa dhigayoo hablaha lagu dhaato qoraxaybay qabridaharay ku dhasheen barwaaqo dhulkii illaah dhigay iyo bartii lagu dhaqay kuwian dhalshiyo kolay dhaqan tahay dhiiga ii xigay alloow dhibaato waxyeesha ka dhawr
Queue is empty
-- / --