VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhakhtarkii jacaylka - Lyrics

markaad kugu dhawaadaa dhibaatadu i daysaaa markaad iga dhaqaaqda wadnaha la i dhufanaya waxa aan la dhuubtee dadkii iga dhexsaaray kaligay i dhigay meel dhabtii caashaq weeyee dhibaatada taal aduunka horeba looga dheefi waaye intaan la ina kala dhantaalin waayuhu ina kala dhirbaaxin aniga caashaqu i dhuuxin ii noqo dhakhtarkii jacaylka sida dhibica roobkiyo cadceed dhalatay waabari dheehaagu inanyahay dhulka uu ifanayaa jeer aanay dhaayuhu dhudiyeey ku qabanayn xiliyada dharaaraha socodkoodu dheeraa
Queue is empty
-- / --