VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaqaaq joogsi - Lyrics

dharaartii socodka badan dhulkaan hoos u eegaya dhawaysadaa iigu xidhan habeenkii dhaxanta qabaw banaanka adaa i dhigay dhaqaaq joogsiga i biday dhexdeena wali ma hubo cishqigu inuu kugu dhacoo sidayda u dhaawac tahay jacayl iga dhaariyoo dhababaan kuugu yeedhaya dhaqmadbaan kaa rabaa dhankaagana ha i dayacin ayaan dhaw iyo mid dheer waxay dhagi maqashiyo waxay dhaayuhu arkaan dhulkeena hablaha ku nool hadii qurux loo bandhigo dhamaan adigaaa ugu wacan naf iyo dhiigiyo is dhaxal intaba aan is dhaafsanoo wadnaha isu dhiibanee
Queue is empty
-- / --