VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheeman - Lyrics

dhakafaar abwaankii jacayl dhiig ku qorayoo sow dhemantaydii sow dheemantaydii anba dhuux umaan shubin dhuuxayga umaan shubin laba dhaxal ku murantaa dhalashada ilaawee laba dhaqan wadaagoo kalgacayl dhexyaalaa miyay kala dhaqaaqaan dhoomaha xareediyo sida dhool hilaacaan ku dhuganayaa kuma dhaafi karayoo dhamayseey aduunyada adaan kaa dhuganayaa hadaad sida aad igu dheertahay hoooo hadaad adna iigu dhawdahay hooooo hadaa sow dhogorta geeliyo hooooo halo kaama bixiyeen dhaawacaad kalgacalkii boodhari u jiifsaday sow dhabano haysiyo ana dhaar imuu marin hadaad gaari noqotaa ninka raga u dhigantoo dhaxdin kula cawaysoo dhaayahaaga quruxdiyo dhabankaaga oo qudha dhanbalkay uunbaa waxa dhaygag ii dilay dhabtaan aad ku ababtiyo dhawrsanaanta sharaftiyo dhaqankaaga weeyaan dhabeel gaari dumareey hadaad sida aad igu dheertahay hoooo hadaad adna iigu dhawdahay hooooo hadaa sow dhogorta geeliyo hooooo halo kaama bixiyeen
Queue is empty
-- / --