VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheeman - Lyrics

Dheemantii haweenkaay dhararteynu kulaanaa dharkii aad xidhneydiyo dhalaalkiyo hilaacii naftu dhayga qaadee. timahaaga dheeree dhinacyada ka dagayiyo nala soo hangiyo. markii aan ku dheehdaba jaceyl igu dhamaadaa i qaada dhigayeee igu soo dhawaw dhabta kaaliy ugu qabo abid aan ku dhawartee. Markii aan ku dheehdaba jaceyl igu dhamaadaa i qaada dhigayeee igu soo dhawaw dhabta kaalay igu qabo macan aan ku dhawartee. Daw soo hilaaciyo cadeed dhaba la moodyee qoraxdoo dharartii aduunyada dhamaanteed dhulka nuur ka siisa Dhanka kastoo la eegaba ilaah baa dhigay qurux uuna kuu dhameeyey. Markii aan ku dheehdaba jaceyl igu dhamaadaa i qaada dhigayeee macaan igu soo dhawaw dhabta kaalay igu qabo abid aan ku dhawartee
Queue is empty
-- / --