VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhudi - Lyrics

Dhibaatada adduunkiyo Dhaawaca jacaylkaba Waa loo dhibtoodaaa Hadduu dhiigga raacana dhayal ha u maleynine Dhaayihii jacaylkaa Iga dhab weeye caashaqu Hadduu dhuuxa gaarana Dhagar weeye xaalkuye Dhudugaan jeclaayee Iga dhab weeeye caashaqu Dheehaaga quruxdiyo Dhaqankaaga wacaneey Dhabtii qaaya weeyaan Dhammaan waaxyahaygiyo Qalbigaad dhex qaaddayoo Haddii aanan kuuba dhiman Waan kaa dhursugayaa Hadduu dhuuxa gaarana Dhagar weeye xaalkuye Dhudugaan jeclaayee Iga dhab weeeye caashaqu
Queue is empty
-- / --