VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Digreeto jacayl - Lyrics

Ku doon ku dooono Qalbigan ku raacay Ku siiyay Miirka iyo dareenba Dooquna adigaa nastiisay Intaan dumarkaba ka leexday Intaa ? lahaa dhankooda Dartaa qalbiga  dartaa xubii Dartaa ugu go'ay habeenba Xakuna Adigaa ku doorto Digreetuna   wuu ku duugay Damiirka naftayda yeelyoo Durwaalkuna wuu la qaatay Dawooy bal saxiix dhankaada Ku sooc ku sooc damcani ku raacyee Ku siiyay damqasho iyo jaceylna kaligaa daneeesay Intaan dunida arkaayay Dadkaa madow iyo cadaanba Adaa qalbi adaa xubi Adaa darajada ku siiyay Xakuna Adigaa ku doorto Digreetuna   wuu ku duugay Damiirka naftayda yeelyoo Durwaalkuna wuu la qaatay Dawooy bal saxiix dhankaada
Queue is empty
-- / --