VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Diif Jaceyl - Lyrics

Anoo damal wax hagariyo Cirkoo dayax kala goday Donaayay taan rabay Mar uun idalaacay Duhur baan ku soo baxay Dagmadaan ubaahnaa Anoo daalay socodkoo Diiftii jacaylkiyo Dihaal usoo maraan Cirku dacal ka soo galay Dadku kala dun fiicanee Inan qurxda daymada Daa'uus la moodyaa Dooqayga noqotee Udayoobay awgaa Doga dheer usoo maray Anoo daalay socodkoo Diiftii jacaylkiyo Diihaal usoo maraan Cirku dacal ka soo golay
Queue is empty
-- / --