VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dookhii idinkaa dabiib u helee - Lyrics

markii laysku doorto si daacadee quluubta isdoontay dareen ku dhex yaal ayuu dar allee jacayl dawo yahay hodan iyo maxamed altooy jacayl dawo yahay hadaad rug dogsoon dagteen caawaba hodaniyo altooy dookhii idinkaa dabiib helee kalgacayl ku aqal gala caashaqa ku doogsada muxibada ku diirsada darmoo qudha ku wada lada isna daadaheeyoo noqda ul iyo diirkeed gurigiina laga daah dura iyo waswaaskee dire dire ka nabad gala dhaqan waa dulqaadkiyo hadal dabacsanaantee usii daaya laabaha caashaqu ha darare isku doonnisbaa tihiin isku diirad kaliyoo danta meel u wada jira dareenkana wadaagee ubad doora kala hela ubad diin leh kala hela aamin dadoow dhaha farxada dunidee dareemo nafluhu guurbaa darajada diiwaanka galoo noloshuu isku duubnibay daryeel ku dhashaa hadaad rug doogsoon dagteen caawaba dookhhiii idinkaa dabiib u hellee
Queue is empty
-- / --