VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta dooq iyo kalgacal - Lyrics

qalbiyadan is doortee dookhiyo kalgacalka isugu deeqay sharaftow waan idiin ducaynee daadihiya qoys wacan caawa dadab galkiinee jacaylkiinan darayga ah jacaylkiina darayga ah dadaalkiinan midho dhalay danbarkiisa maaloo noqda uliyo diirkeed diinteena dharafta leh dhaqankeena dahabka ah qoys lagaga daydoo loo duceeyay ahaada deeq weeyi ubadkuye harimaadee awlaad dalkoodiyo harimaadee diintana anfaca dhala harimaatee abshir abshir abshir abshir ducada aamiin dugsi lama huraaniyo waa daryeelka noloshoo deeq weeyi guurkuye lamaanahan is doortow raas khayrle wada daga caashaqa dulqaadkiyo daacadnimo ku koriyoo deel qaaf ka wada jira DAAIM ha idin galo
Queue is empty
-- / --