VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Faadumo - Lyrics

haday gobanimo qof qudh iyo ruux noqon lahayd qaabkaygay yeelan lahay marwo igu qiimo weyniyo naftayda qaalibad ku tahay hadaan kuu qalo wadnaha dartaa qabri aan u galo qayb iyo baaqa i raaco anaa kharash la igu leeyahay nolosha qoyskaygeediyee dhabeel qurux buxisay qayrkay i dhaafisay qurmada noloshee hantay allowa ha iga kaa qarin qofbaad thaay aan jeclahay anaa kuu qiray wanaaga anaad qreenkayga tahay qarbi iyo arwaaxda ku weheshada marwo igu qiimo weyniyo naftayda qaalibad ku tahay hadaan kuu qalo wadnaha dartaa qabri aan u galo qayb iyo baaqa i raaco anaa kharash la igu leeyahay nolosha qoyskaygeediyee dhabeel qurux buxisay qayrkay i dhaafisay qurmada noloshee hantay allowa ha iga kaa qarin qofbaad tahay aan jeclahay
Queue is empty
-- / --