faadumo qurux wanaageey
qureyshti hawenkiyo
waxaa tahay qof qiimo leh
qalbigaa ku raacoo
naftaa kugu qarwaysee
qaali caafimaad ku nooloow
qumaneey intaad nooshaay aduunyada
qaxar iyoo dhibaatiyo
casiiskeen dhib ka qari

qayrked ka rooneey
qawlkaaga wacanbay
arwaaxdu u qushuucdee
qarnigan hablaha kacay
kumaan arag qiyaastii
adi kaa qadarin badan
qumaneey intad nooshahay adunyada
qaxar iyo dhibaatiyo
casiiskeen dhib kaa qari

Exit mobile version