VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Faleebo - Lyrics

faayahaaga quruxdaleh indhahayga fiirshaa faaleeyay oo yidhi waa filkii suleekhee fad hilaacayaad tahay jacayl igu fogaadiyo xubi sida faleebada xididada ku faafow waad igu filnaatee farxad igula noolow labadii is fahantee hadaa fiid loo ciyaaray ubad diinta fidiyiyo hadaa firi suuban dhala aakhiro fardawsiyo fooqyadii janada dega faxanuhu inaga yeel fariimaha codkaaga qalbigayga firayoo fiidkiyo aroortii nafta kula faqaysoo adaan kugu fakarayaa hablaha tii fariidee foolaada bilic dheer kugu feedhanaysee filkaagoo gayaanaa dookh halyay ku faanaaa
Queue is empty
-- / --