VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacalooy walaalee - Lyrics

Kalgacayl gob weeyoo Gaadada ku hayoo Ayuu nacabku kaa garan Garanee Nafta gabi ahaan teed Gaadh sii warkaygoo Qalbigaaga ii godol Godolee Muxibaduu ha gaadhee Naxariis hagalisee Inaan gooni ku ahay Gacalooy walaaleey Geeridu xaq weeye Ilagaro jacaylkoo Ayaan layna kala goyn Adna gacaladaydaay Gami maayo jeeraan Gogol kugula seexdo ee Seexdo ee Goortuu isoo riday Garayskaga haw furin Ruuxaan ku goyn karin Karinee Soo godol jacaylkoo Garashada xasuusoo Caashaqan ha gaagixin Gacalooy walaaleey Geeridu xaq weeye Ila garo jacaylkoo Ayaan layna kala goyn
Queue is empty
-- / --