gubaa noo da,oo
gobonimo haleelne
maandeeqdii gudhnayd
gandi waxay qabtaba
maantay godol mugawday
gabaayoo xilaa
mudaan gabaluulayoo
gayigaan la lulmay
dib usoo gartoo
gobonimo yabaashoo
dawlad gaara baan ahay
geesiyo soo halgamay baa
guushii haleeloo
gobonimo gardaadshee
gacal kala maqnaabaa
gacanta isku haadshooo
nin ba wuxu galaa
loo garanayaa
gobonimada daadihi
gaban mayno maantee
guud saro ahaw
xusuus gaarahoo
marna iga go,ayn
baa ii gaarahoo
allahayoow kii u go,ayna
gobonimada naxariista gaadhsii

Exit mobile version